Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun

   Blue_petals_2.gif - (2K) ALAHA AH U NAXARIISTO Xaaji Xuseen Maxamed
madaxa bogga africanewsonline iyo dhammaan inta ku xariirta bogga  waxaay halkan tacsi uga dirayaan dhammaan dadkii  uu  dhaley  rag iyo  dumarba iyo inta ay sii dhaleen iyo    guud ahaan tolweynaha uu ka dhashey   marxuum xaaji  xuseen  maxamed  jannada allaha  ka  waraabiyo wuxuu ku geeriyoodey  magaalada mooyaale,

 Haddii maalin la dhinto ay fiicnaan leedahay wuxuu  dhintey maalin wanaagsan  waa bil ramadhaan  maalin  jimco ah.

 Ilaah waxaan uga baryeynaa  jannatul firdows in uu ka waraabiyo,

dhammaanteenana samir iyo  iimaan insha allaah  Amiin!!!!!!!!!!

 

By Gur Gharri

 

         Hit Counter