|
ALAHA
AH U NAXARIISTO
Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun!
Dhamaan Gharri Support Group iyo Gharri
Community Of North America,
Waxaan
halkaan tacsi uga gudbinayaan dhamaan qoyska
reer Ali Jaldesa oo ay joogaan New York, Mandera, iyo
Moyale, geeridii ee ku timid Osman Ali Jaldesa
oo 11 November 2009
uu ku geeryoodey
Magalada New York, USA.
Waxaana
tacsi tiiraayaysan halkan loogu dirayaa dhamaan
caruurtiisa iyo eheladiisa Waxaana ilaah weyn ka
rajaynaynaa inuu janadii fardoowsa ahayd ka
waraabiyo eheladiisiina samar iyo iimaan ka
siiyo aamiin aamiin.
By Gur Gharri
|