Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun

   Blue_petals_2.gif - (2K) BUUGGA TACSIDA ALAHA U NAXARIISTEE MARXUUMAD 
Inaa Lilaahi wa inaa
Ilaahi raajicuun!  Dhamaan Gharri Support Group oo joogaa dalka Mareykanka waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtay marxuumad Xalima Cabdula oo shalay oo ay taariikhdu aheyd December 22, 2006 ku geeriyootay magaalada Anaheim, CA ee Dalka USA., marxuumaddana waxaan Rabi uga baryeynaa in uu Janadiisii kawaraabiyo.  Amin, amin.
Buttercup.gif - (3K)

                              

By Gur Gharri

 

         Hit Counter